5/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Maarso 31, 2024

Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Beesha caalamka ayaa bogaadisay soona dhoweysay dib u eegista dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya, iyagoo ku ammaanay dowladda Soomaaliya inay qaadday tallaabo muhiim ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 30, 2024

Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 29, 2024

Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu dhegaha ka furaystay baaqyadii ay u jeediyeen ee ku aaddanaa hannaanka loo marayo dib u eegista dastuurka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 28, 2024

Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) - Dowlada Soomaaliya iyo shirkada diyaaradaha ee Emitrates ayaa labadooduba waxba kama jiraan ku tilmaamay war ay baahisay Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland, oo sheegayay in ay isku dhici gaadheen diyaarado ay leeyihiin Emirates iyo Ethiopian Airlines.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 27, 2024

Arbaco, Maarso, 27, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 80 Shabaab ah in lagu dilay howlgallo laga fuliyay Goballada Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo Bakool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 26, 2024

Talaado, Maarso, 26, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG­ ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha looga saaro mabaadi'da asaasiga ah iyo qaab dhismeedka Dowladnimada ee ku salaysan hannaanka Federaalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]